DEG DEG: Madaxweynaha cusub ee dowlada Kenya oo goor dhow lagu dhawaaqay

Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa ku guuleystay xilka Madaxweynaha dalkaas ka dib markii loolan adag uu dhexmaray isaga musharaxa Raila Odinga sida uu sheegay goor dhow guddiga doorashada Kenya oo shir jaraaid qabtay. Xarunta tirinta codadka ayaa waxaa buux dhaafiyay saraakiisha xisbiyada waxaana ka socda xafladda looga dhawaaqayey qofka ku guuleystay jagada madaxweynaha … Continue reading DEG DEG: Madaxweynaha cusub ee dowlada Kenya oo goor dhow lagu dhawaaqay